Gabdho ku nool Baladxaawo Bartay Xirfada Dhar tolista Oo Soo Bandhigay Naqshado cusub.

0
45

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Degmada beled xaawa Ee Gobolka Gedo Bulshada ku nool waxay inta badan dhibaata ku qabeen dharka sida Fashion ka loo talo kaas oo laga dooni jirey Magaalada Muqdisho,taasina waxay caqabad ku ahayd Bulshada gaar ahaan Xiliyada ay ciidaha soo dhow yihiin.

Si caqabadaas loogu boxo Gabadhaha ku nool Degmada ayaa bartey Xirfada dhar tolista iyagoo furtey Xarun dharka dumarka lagu tolo waliba qaab Casri ah

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here