Gabdho ku guulaystay Tartan Qur’aan Oo Abaalmarino Lagu gudoonsiyey Baydhabo.

0
89

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasiirka Wasaaradda Awqaafta Iyo Arrimaha Diinta Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Nur Sidow Baba ayaa ka qeybgaley Xafladda Xeritaanka Tartanka Gabdhaha Xifdiisan Qur’aanka Kariimka ee Koonfur Galbeed oo Maanta lagu qabtey Magaalada Baydhabo

Waxaana Halkaasi Abaal marino kala duwan lagu gudoonsiiyey gabdhihii kaalimaha hore ka galey Tartanka Qur’aanka Kariimka Waa Sanadkii 3aad oo ay soo qabanqaabisey Taha Charity Foundation – TCF .

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here