Gabdho Ganacsi Cusub ku soo kordhiyay Magaalada Baydhabo

0
255

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Gacaltooyo Cooking and Cafeteria waa Xarun cusub oo laga furey Degmada Baydhabo waxaana furtay gabdho u dhashey degaanada koonfur galbeed Soomaliya  ,xaruuntaani ayaa waxaa lagu iibiyaa ma macaano kala duwan waxaana inta bdan goobta buuxdhaafiyey qeybaha kala duwan ee bulshada ku nool degmada baydhabo .

Deeqa Ahmed Yuusuf waxaa ay ka mid tahay milkiiliyaasha xarunta  gacaltooyo waxeyna ay sharaxaad ka bixisay sida ay uga suurta gashey furitaanka xaruntaani iyo waxyaabaha laga helo.

Warkan Waxaa noo heya Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here