Gabdho barteen cilmiga caafimaadka oo xaflad qalin-jibin ah loogu qabtay Magaalada xudur

0
88

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)18 gabdhood oo ah gabdho kalkaaliyaal caafimaad oo mudo hal sano ah qaatay koorso lagu baranaayay cilmiga umulisinimada ayaa shahadooyin lagu gudoonsiyay xaflad ay soo qaban qaabisay macadka kaamil ee degmada Xudur.

Munaasabadda ayaa waxaa ka qeyb galay maamulka gobolka bakool mida degmada Xudur, dhaqatiir iyo qaar ka mid ah bulshada degmada Xudur.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here