Gabdho agoon ah oo ku nool Muqdisho oo la gaarsiiyay deeq hilib ah.

0
147

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Deeqdan xoolaha oo ay bixisay Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Marwo Qamar Cali Cumar ayaa la gaarsiisay xarunta lagu xanaaneeyo Gabdhaha agoonta ah ee degmada Boondheere.

Caruurtan agoonta ah ayaa hilib ahaan loogu qeybiyay deeqda si ay farxadda maalmaha ciida ay ula soo qaataan waalidiintooda.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here