Gabdhaha Waxbarashada ku jira oo ku soo badanaya Warbaahinada Baydhabo

0
48

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waxaa jiro Gabdho badan oo ku jira warbaahinta oo sida Caadiga ah Shaqadooda maalin laha ah guta iyagoona dhanka kale wada Waxbarashada Heerarkeeda kala duwan dhankalena waxaa u sii dheer howsha guriga

ka shqeynta warbaahinta oo ah howl aan dhib yareyn ayaa hadana Gabdhaha qaar waxaa ay ku sii darsadeen waxbarshado.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here