Gabdhaha Saxafiyiinta Oo Tababar loogu soo gabagabeeyey Magaalada Baydhabo

0
132

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Baydhabo waxa Lagu Soo Gabagabeeyey Tababar Looga Hadlayey Doorka Haweenka Suxufiyiinta Ah Ee Dowlad Goboleedyada Dalka. Tababrkaan oo socday 3 Malmood waxaan lagu Baranayay Kaliinta Haweenka Suxufiinta ka qeyb noqoshada Mamaulka Xarumaha Warbahineed,Qeybaha Wax soo sarka sida Digitaalka.

Warkung waliba nig haaye Bishaar Mayow Muqtaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here