Gabdhaha ka shaqeeya Warbaahinada Oo Tababar uga furmay Magaalada Jowhar

0
128

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababar xirfadda warinimo kor looga qadaayo ku dhawaad 30 gabdho oo ka shaqeeya Warbaahinada magaalada Jowhar ee caasimadda maamulka Hirshabeelle ayaa lagu qabtay magaaladaasi, tababarka ayaa waxaa soo qaban qaabiyay wasaaradda Warfaafinta Hirshabeelle oo kaashanaysa Wasaaradda Warfaafinta XFS.

Furitaanka tababarka ayaa waxaa ka soo qeyb galay xubno ka socday wasaaradda Warfaafinta DFS iyo agaasimaha guud ee wasaaradda Warfaafinta Hirshabeelle, waxaana tababarka xooggiisa ahaa sidii loo xoojin lahaa aqoonta gabdhaha ku jira.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here