Gabdhaha Baydhabo Oo Laga Dhiiragaliyay Ahmiyada ay leedahay Waxbarashada.

0
35

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ururka dhalinyaraada KGS ayaa Magalada Baydhabo kulan ugu qabtay Ururada U dhaq dhaqaaqa arimaha haweenka kaas oo looga hadlayay Xoojiinta iyo sare uqaadista waxbarashada Gabdhaha KGS.

Kulankaan Ayaa Waxaa loo qabtay qeybaaha kala duwan Ee Gabdhaha Degmada Baydhabo waxana kaso qeyb galay haween aqonyahanoo oo ka kala socday iskuulada iyo ururada bulshada magaalada Baydhabo iyo ururada haweenka u dhaq dhaqaqa waxbarashada Gabdhah Koonfur Galbeed iyo Marti Sharaf kale.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here