Gabdhaha baranaya kuliyadda IT oo ku soo badanaya jaamacadaha Dhuusamareeb

0
109

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gabdhaha Jaamacadaha ka barta kuliyadda Kumbiyuutarka ayaa tiradoodu waxaa ay ku soo badanaysaa jaamacadaha ku yaalla magaalada Dhuusamareeb gaar ahaan kuwa bixiya ITga, gabdhaha ayaa si weyn uga dhax muuqda goobaha waxbarashada ee lagu barto Kuliyada ITga.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here