Gabar u dooda Xuquuqda Haweenka Oo Gabdhaha ku wacyigelisa Horumarinta Noloshooda.

0
151

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Faadumo Armiye Abdulaahi oo ah Gabar ku dhalatay Magaalada Baydhabo Waxna Ku Bartay Iskuulada Iyo Jaamacadaha Magaalada ayaa Waxaa ay ka mid tahay Gabahdha u dooda arimaha Haweenka Soomaliyeed Gaar ahaan Haweenka Ku Nool Degaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya iyadoona in mudo ah Ku dhax Jirtay u Dhaq dhaqaaqida arimaha haweenka.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here