Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Xawoluul Maxamed Isxaaq oo ah Milkiilaha Xarunta Cusub oo kagu iibiyo Waxyaabaha laysku qurxiyo ka Hirgaliysay Magaalada Baydhabo, ayaa waxa ay ka warbixsay waxa ku dhaliyay in ay xaruuntaan ay hirgiliso, iyo muhiimada ay leeydahay Gabdhaha la yimaadan hal abuur Gancasi oo degaanka aad looga ubaahanyaha
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi