Gabar Magaalada Baydhabo Ka Hirgelisay Xaruun Lagu Iibiyo Macmacaanka.

0
108

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xarunta Macmacaanka ee Sahra Sweets ayaa waxaa lagu iibin doonaa wax yaabaha Macmacaanka Sida Toortada,Buskud Xalwada Doolshada iyo kuwa kale, waxaa kaloo Xaruntaan loo diyaariyey qeyb lagu barto Macmacaanka iyo Hoolala lagu qabto Aroosyada.

Munaasabada Furitaanka Xarunta Macmacaanka ee Sarhra Sweets ayaa waxaa ka qeyb galay Ururka Haweenka Degmada iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here