Gabar ku Nool Baydhabo Oo Dawooyin dabiici ah ka sameysa Waxyaabo dumarka isku qurxiyaan

0
130

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Hani Abdullahi UK oo ah Gabar ku nool Magaalada Baydhabo ayaa sameysa waxyaabaha ay dumarka isku qurxiyaan iyo daawooyin ka sameysan geedaha deegaanada ka baxa iyadoo Hani si Onlline ah ugu iibisa dad meela kala duwan jooga waxayna ku iibisaa gurigeyda dhaxdiisa.

Hani UK ayaa waxay ka hadleysaa sida fikradaan uga dhalatey iyo waxyaabaha Daawooyinka iyo waxa laysku cadeeyo ay ka sameyso Hani waxay kaloo sheegtey in shaqadan ay u noqotey fursad ay nolosheeda ku maareyso

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’edy

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here