Gabar Buug ka qortey Heerka Waxbarashada dalka Oo ka hadashay Caqabadaha iyo Fursadaha waxbarasho Ee dalka yaala.

0
236

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Asli Aadan Ali oo ah Gabarta qortey Buug ay ugu magac dartey Bidhaamiye kaasi oo ay kaga hadleysey heerarka waxbarashada dalka uu soo maray gaar ahaan deeganada KG, Asli ayaa buugeeda ku sheegtey in waxbarashada ay soo martay xili aysan dadka faham ka haysan oo aan la aadi jirin goobaha wax lagu barto taasina ay keentey in dadka Soomaaliyeed dunida inteeda kale waxbarashada ka hooseeyaan.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here