Gabar Baydhabo ka hirgelisay Shirkad ka Shaqeysa Tala bixinta hab Beerashada Casriga ah.

0
293

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Farxiyo Muxudiin Maadow Oo ah Gabar baratay Cilmiga Beeraha ayaa aas-aastey Kambani lagu Magacaabo Tacab oo ka shaqeeya Talo bixinta Hab beerashada Casriga ah iyo in uu Sameeyo Tijaaba ku Saabsan waxyaabaha ku haboon in Xiliyadan la beeran karo

Hadaba Farxiya Muxudiin Maadow Ayaan weydiiney waxa ku kalifey iyadoo Gabar ah ay Kambani ka shaqeeya Beeraha ay aas aasto.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here