Gabar askariyad ah oo xabsiga dhigtay ninkii ay u dooneyd.

0
272

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Gabar Askariyad ah oo u dhalatay dalka Hindiya oo darajada Isbatoore ku xigeen ka gaartay ayaa xabsiga u taxaawday ninkii ay u doonneyd kaddib markii ay sheegtay inuu khiyaano uu kula kacay.

Junmoni Rabha oo askariyadda ka howl gasho saldhigga boolis oo ku yaalla magaalada Naugaon ee dalka Hindiya ayaa xirtay Rana Pogag oo ah ninki ay isjeclaayeen waxay ku eedeysay inuu ka raacay haweeney kale isla-markaana ay ogaatay inuu yahay nin beenaale ah.

Galdacwadeedka kiiskan oo saldhigga booliska laga soo xigtay waxaa lagu sheegay in Junmoni iyo Rana ay faraati iisu geliyeen bishii Oktober ee kal hore halka arooskooduna uu ahaa Bisha November ee sanadkan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here