Gaari lagu farsameeyay Magaalada Baladweyne oo la soo Bandhigay.

0
255

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maxamed Maxamuud Muumin oo kamid ah dhalinyarada ku nool magaalada Baladweyne ayaa farsameeyay gaari laga sameeyay biro, cagaha baaskiilada iyo matoor kuwaasi oo laga soo aruuriyay magaalada iyadoo loo isticmaalay alxan iyo farsamooyin kale.

Gaarigan ayaa leh marsho,isteerinka laga wado gaadiidka ,cago iyo waxyaabe kale, waxana qaab ahaan u eeg yahay baabuurta yaryar ee loogu talo galay dadka baahiyaha gaarka qaba.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here