Gaari Ambalaas oo lagu wareejiyay Wasaaradda Caafimaadka Puntland.

0
108

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda caafimaadka Putland ayaa kala wareegtay hay’adda Badbaadada caruurta (Save The Children) gaari Ambulus ah kaasoo loogu talagalay degmada Jiriiban ee Gobolka Mudug.

Agaasimayaasha caafimaadka asaasiga ah Abdirisaaq Abshir Xirsi,kusimaha agaasimaha qorshaynta Idiris Abdulaahi Mohamed,shaqada iyo shqaalaha Marwo Adna Farax iyo madaxa xogta Abdirisaaq Artan ayaa ka qaybgalay wareejinta gaariga waxaa sidoo kale joogay madaxa caafimaadka ee Save the Children Jamac Dacar iyo saraakiil kale oo ka socday hay’adda.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here