Gaari Ambalaas ah Oo lagu wareejiyay Maamulka Isbitaalka Magaalada Marka.

0
25

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasarada Caafimaadka DKGS ayaa gaarsiisay Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeelaha Hoose gaari caafimaad nooca Gurmadka deg deg ah oo loogu talagalay in loogu adeego bulshada gaar ahaan hooyada iyo dhallaanka.

Gaarigan oo ah nooca guur guura oo qalabeysan ayaa loogu talagalay hooyada foosha ku adkaata ee joogta meelaha fog fog isla markaana aan gaari karin xarumaha caafimaadka, ayna ka heli karto dhammaan adeega caafimaadka ee hooyada iyo dhallaanka.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here