Gaadiidleyda Wadada Isku xirta Baydhabo iyo Afgooye Oo Ka Cabanaya isbaaro loo dhigtay.

0
89

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gaadiidleyda isticmaasha wadada isku xirta Baydhabo iyo Afgooye ee dowlada KGS ayaa waxay ka cabanayaan isbaaro la sheegey in la soo dhigey Degmada Afgooye afkeeda hore halkaaas oo ay ku qaadaan lacago sharci daro ah.

Gudiga Gaadiidleyda isticmaasha wadada isku xirta Baydhabo iyo Afgooye ayaa waxa ay Dowlada Federaalka iyo Dowlada KGS ka codsadey in wax laga qabto maleeshiyo ay sheegeen iney ku dhibaateeyaan meel u Dhow Degmada Afgooye maadama ay bixiyeen Canshuurta Dowlada Federaalka iyo tan KG islamarkaana aysan awoodin in ay lacago kale bixiyaan.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here