Gaadiidleyda Muqdisho oo dowladda Soomaaliya ka dalbaday inay wadooyinka biyaha laga saaro.

0
147

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xili gobolada wadanka badankood uu ka curtay roobka gu,ga ayaa waxaa hadane jirto saameyn balaaran oo ay roobabka ku yeesheen isku socodka dadka iyo gaadiid.

Wadooyinka Muqdisho gaar ahaane wadada Ceelqalow ayaa waxaa xiray biyo aad ubadan iyadaoona dadka iyo gaadiidka ay dhibaato ku qabaan marista wadadaasi.

Warkung waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here