Gaadiidleyda Magaalada Kismaayo oo soo dhaweeyay wadooyin laga hirgeliyay magaaladaasi.

0
134

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xili wadooyin laami ah laga hirgliyay magaalada Kismaayo ayaa waxaa soo dhaweyay gaadiidleyda ka shaqeeya xaafadaha magaalada Kismaayo.

Dhismaha wadooyinkan oo ah kuwo si casri ah loo dhisay ayaa wax badan ka badalay marista wadooyinka oo ay bulshada dhibaatooyin ay ku qabeen.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamnag Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here