Gaadiidleyda Isticmaasha Wadada isku xirta Baydhabo iyo Muqdisho oo ka Cabanaya dhibaatada Burburka Wadada.

0
291

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Wadada isku xirta Baydhaba iyo Moqdisho ayaa waxaa ka taagan dhibaato weyn taasi oo ay ka mid yihin burburka wadada,isbaarooyin iyo Dhibaatoyin kale oo ay la kulmaan Shacabka Isticmaala Wadada.

Daraawalada ka shaqeeya wadada ayaa Arlaadi Radio u sheegay in ay go’aansanayaan inay iska dhaafaan Isticmaalka wadada ka dib markii ay go’day Buundada Walaweyn.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here