Gaadiidleyda Gobolada dalka Oo Boosteejo Cusub ka furtey Degmada Bardaale.

0
62

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gaadiidlaydii ka shaqeeyn jirtay Gobolka Bari oo ka bixi jirey Gobolka Baay ayaa u wareegay degmada Bardaale ee Gobolka Bay iyagoo Xafiiska Boosteeyada Bardaale ka furtay Degmada.

Socdaalka Safarka ah ee Gobolada Dalka gaar ahaan Gobolka Bari sida Gaalkacyo, Garoowe, Boosaaso, iyo Baledweyne ayaa Dadka si toos ah uga safraya Degmada Bardaale ee Gobolka Bay.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here