Gaadiidleyda Baydhabo Oo Codsadey in laga dhiso wadooyin Bur-buriyey Roobabkii dhawaan da,ay.

0
72

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Roobabkii dhawaan ka da,ay Degaana ka tirsan Gobolka Baay ayaa waxa uu geystey saameyn kala duwan,waxaana kamid ah Bur-Bur ku yimid Wadooyinka waaweyn ee Magaalada soo gala iyo kuwa Magaalada Meelo muhiim ka mara sida wadada maaya fuulka iyo tan aada suuqa Xoolaha labadaas wado ayaa hada ah kuwa aan mari karin karin Baabuurta kala duwan,dadkuna ay dhibaata ku maraan.

Qaar kamid ah Bulshada halkaas isticmaasha iyo Gaadiidleyda ayaa kahadlaya dhibaatada ay wadooyinkaas ka jira iyo sida saameynta ugu yeelatey waxayna ku baaqeen in laga dhiso.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here