Gaadiidleeyda Kismaayo oo soo dhaweeyay dhismaha wadooyinka Laamiga ah ee Degmada Kismaayo.

0
182

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)iyadoo uu heer gebagebo ah marayo wajiga kobaad ee mashruuca dhismaha wadooyinka Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose islamarkaan qaar ka mid ah wadooyin laami ah la saaray halka qaar kalana ay wali ku socoto howsha laami saarista ayaa gaadiidleeyda degmada Kismaayo waxaa ay soo dhaweeyeen mashuuraca dhismaha wadooyinka laamiga ah.

Warkung Waliba nig haate Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here