Gaadiidka Dhaweeyaasha Ka Shaqeeya Baydhabo Oo Loo Sameeyay Lambaro Lagu Aqoonsado.

0
401

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Waxaa hada si toos ah ay u shaqeynayaan gaadiidka loo yaqaano dhaweeyaha Magaalada Baydhabo kadib markii mudo siddeed maalmood ah shaqo joojin lagu sameeye kadib markii lagu soo eedeyey in lagu galey fal dembi ah si arintaasi xal looga gaaro ayaa maamulka dhaweeyeesha ku sheegey in maalmahaasi shaqo jaajinta loogu sameeyey.

Warkan waxaa inoo haya Siid Cali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here