Fursado Ganacsi oo Loo abuuray Dhalinyaro ka baxaday Jaamacadaha Magaalada Kismaayo.

0
132

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dhalinyarada Soomaaliiyed ayaa ah inta badan kuwa marka ay jaamacada dhameeyaan aysan ku helin shaqo waxyaabihii ay soo barteen iaydoo qaar kood uu nasiibka u horseedo in ay helaan fursado shaqo oo kale.

Bangiga Amal oo kaduulaayo hormarinta dhalinyarda deegaanka ee waxbartay ayaa waxaa jiro dhalinyaro badan oo ka faaideystay Barnaamijka Dhalinkaab kaaso lagu maalgaliyo dhalinyarda kabaxa Jaamacadaha.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamnag Yusuf Hasyng

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here