Final: Dhuusmaareeb iyo Caabudwaaq

0
117

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Waxaa galabta degmada Cadaado lagu soo gaba gabeeynayaa Tartanka kubadda cagta degmooyinka Galmudug oo ay galabta Finalka isku arki doonaan Degmooyinka Caabudwaaq iyo Dhuusamareeb .

Labadan kooxood ayaa soo gaaray guulo muhiim ah waxaana mid kood galabta loo caleema saari doona kooxda guuleeysato.

Masuuliyiin kamid ah mamulka Galmudug, Wasaaradda ciyaaraha Galmudug ,Madax ka socoto degmooyinka Galmudug, bahda ciyaaraha iyo xubno kale ayaa lafilayaa ineey ka qeybgalaan xeritaanka tartankan

Abdullahi Hagi Hassan oo ah ka diiwangashan Xiriirka kubada cagta Sooomaaliya waxuusa Galabta Dhax dhaxaadin doona ciyaarta fiinalka ee tartanka dagmooyinka galmudug

Garsoorahaan oo ah mid dagan ayaa markasta lagu aaminaa ciyaaraha fiinaalka ee ka dhaca magaalada mogadishu iyo gobalada dalka.

*Xogta kulanka*

DHUSAMAREB VS CAABUDWAQ

FINAL

Waqtiga: 3:45PM

Adado stadium.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here