Fatahaada Webiga Shabeelle oo sameyn ku yeelatay goobaha Waxbarshada Beledweyne.

0
92

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Goobaha waxbarashada ee Magaalada Baladweyn ayaa albaabada loo laabay kadib markii uu wabiga Shabelle ku fatahay afarta xaafadood ee magaalada isla markaana biyuhu aay Galeen qaar kamid ah xarumaha waxbarashada.

Iskuulka Hoose Dhexe Sare ee Cumar Bin Al-khadhaab oo kamid ah iskuulada ugu waaweyn ee ku yaalo magaalada Baladweynee ayaa saameeyn weyn ku yeelatay Fataahaada uu sameeyay wabiga shabeelle.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here