Fatahaada Webiga Oo Saameyn ku yeelatey goobaha Waxbarashada Degmada Afgooye.

0
10

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Si loo qiimeeyo Xaalada bani’aadanimo iyo saameynta wabiga shabeele uu ka geystey Degmada Afgooye ayaa maamulka gobolka shabeelada hoose kan Degmada afgooye iyo Saraakiisha ciidanka waxaa ay kormeereen Wadooyinka iyo xaafadaha uu saameynta ku yeeshey wabiga

Qaar ka mid ah xaafadaha , goobaha waxbarashada iyo masaajidyada qaar ayaa looga baxay fatahaadaan uu geystey wabiga shabeele oo dhawaan ku soo fatahay Afgooye

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here