Fatahaada Webiga Jubba Oo Loogu Barakacay Degmada Luuq.

0
105

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dadka ku nool Degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa wajahaya xaalad adag, kadib markii wabigu uu sameeyey fatahay gudaha magaalada waxaana laga cabsi qabaa in ay burburaan dhismayaasha guriyaha islmarkaan uu galaafto noloshada dadka inkastoo Magaalada inteeda badi laga barakacay

Qaar kamid ah Bulshada ku go,doonsan Degmada Luuq ayaa waxay ka hadlayaa xaalada ay waqtigaan dareemayaan iyagoo codsadey in loo soo gurmado maadama ay xaalad halis ay ku jiraan

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here