Baydhabo(Radio Arlaadi)- Subax kasta suuqa weyn ee sariiraha Magaalada Baydhabo waxaa u soo shaqo doontaan boqolaal qof oo halkaasi shaqooyin kala duwan ka qabta si ay u helaan lacagtii ay ku biilan lahayeen qoysaskooda.
Xuseen Cabdi Xasan waxaa uu ka mid yahay dadka ka shaqeysta suuqaasi oo wuxuu yahay farsamo yaqaan oo sameeya sakatuuriyaasha, qofulada, furiyaasha iyo allaabta kale ee ubaahan lawoor fiinada.
Warbixintan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera