Farsama yaqaanada Kabaha ku Sameeya Magaalada Baydhabo oo la yimid Naqshad Cusub.

0
89

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Inta badan Soomaaliya ayaan Ka jirin goobo Lagu dhiiri giliyo Bulshada kuwooda leh Hibada Hal abuurnimo, Waxaa Jira Farsamayaqaano Gacantooda Wax ku Sameysta oo ka shaqeysta Suuqyada Magaalada Baydhabo, si ay nolosha Qoysaskooda u maareeyaan in kastoo aysan ka helin wax ku filan

Farsama yaqaan Hasan Aadan oo mudo afar sana ah ku jiro sameynta kabaha, Wadaanta biya iyo wax yaabo kale oo laga sameeyo lugaha gadiidka ayaa inoogu sheekeeyey mudadii uu ku jirey shaqadani sida uu ku barto iyo Faai’idooyinka uu ka helo.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here