Faransiiska oo khafiifinaya Xayiraada uu sababay Karoona

0
231

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Faransiiska ayaa bilaabay inuu yareeyo xayiraadaha adag ee coronavirus ee usbuucaan, taas oo u oggolaanaysa dukaamada aan muhiimka ahayn inay dib u furmaan,
Khudbad telefishanka laga sii daayay , ayuu Macron ku sheegay in waddanku ka gudbay heerkii ugu sarreeyay ee mawjadda labaad ee fayraska.

Cudurka Karoona ayaa dunida oo dhan saameyn xoogle kuyeeshayay isaga oo aad u cuuryaamiyay dhaqalaha waxbarashada dalxiiska iyo safarada lagu aadi jiray wadamada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here