Duulimaadyadii Garoonka Diyaaradaha Ee Magaalada Baydhabo Oo Dib loo Fasaxay.

0
745

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Waxaa Dib Loo Fasaxay Howlaha Shaqo ee Garoonka Duulimaadyada Diyaaradaha Ee Magaalada Baydhabo Kadib Markii Garoonka ay Soo Caga Dhigatay Mid Ka Mid ah Diyaaradaha oo Ku timid cilad Farsamo ah dhanka Lugta Diyaarada ay Banjartay intaasi kadib Maamulka Garoonka Diyaaradaha Ee Magaalada Baydhabo ayaa dib u fasaxay.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here