Duruufo dhanka caafimaadka oo ka jirta deegano ka tirsan gobolka Hiiraan

0
186

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Isku duwaha wasaaradda caafimaadka Hirshabeelle ee degmada Buula burde Dr Sakariye Cabdirashiid Samatalis iyo dhaqaatiir kale ayaa adeeg caafimaad oo lacag la’aan ah u sameeyay dadka ku nool deegannada Tardo, Sagaal Geed, iyo Geeda Same ee gobolka Hiiraan kadib markii inta badan deegannada uu ka dilaacay cudurka jadeecada.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here