Duqa Baladweyne Oo ka Warbixisay Saameynta fatahaada uu geystay Webiga Shabeelle.

0
70

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waxaa sii Xoogeysanaya dhibaatooyinka uu geysanayo Fatahaada Webiga Shabeele ee dhax mara Magaalada Baladweyne waxaa inta badan laga baracay Xaafadaha Magaalada sidoo kale waxaa Xirmey Goobaga Waxbarasada Caafimaadka Ganacsiga iyo isku socodka dadka iyo Baabuurta.

Saameynta Fatahaada Webiga ayaa sababay qasaaro dhimisho dad kor u dhaafaya Taban Ruux iyadoo weli ay jiraan dad Xaafadaha qaar Go,doon ku galay,welina Biyaha webiga sii kordhayaan.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here