Dunida Oo Maanta u dabbaal degysa Maalinta Farxada aduunka.

0
358

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Laga soo bilaabo 2013, Qaramada Midoobay waxay u dabaaldegtaa Maalinta Caalamiga ah ee Farxadda si ay u aqoonsato muhiimadda farxaddu u leedahay nolosha dadka adduunka.

Sannadkii 2015-kii, UN-ku wuxuu bilaabay 17 Yoolalka Horumarka Waara, ee la doonayo in lagu joojiyo saboolnimada, siloo yareeyo sinnaan la’aanta, loona ilaaliyo dhulkeenna – saddex waji oo muhiim ah oo u horseeda wanaag iyo farxad.

Warbixintan Waxaa  inoo haya Abdirahman Yusuf Hassan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here