Dunida Oo Maanta laga xusayo Maalinta Saaxibtinimada Aduunka

0
55

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dunideenu waxay wajaheysaa caqabado badan, qalalaase iyo xoogaga qaybsanaan  sida saboolnimada, rabshadaha, iyo xad-gudubyada xuquuqda aadanaha – iyo kuwo kale oo badan,kuwaas oo wiiqaya nabadda, amniga, horumarka iyo wada noolaanshaha bulsho ee dadyowga adduunka.

Si loo waajaho dhibaatooyinkaas iyo caqabadahaas, sababaha asalka u ah waa in wax laga qabtaa iyada oo kor loo qaadayo lana difaaco ruuxa la wadaago ee wadajirka aadanaha kaas oo leh qaabab badan – midda ugu fudud oo ah saaxiibtinimada.

Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here