Dunida Oo Maanta Laga xusayo Maalinta Raadiyaha Aduunka.

0
228

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Maalinta Raadiyaha Adduunka ee 2023, UNESCO waxay iftiimisay raadiyaha madaxa bannaan inuu yahay tiir hortaggan colaadaha iyo nabad-la,aantadalka.

Iska horimaad hubeysan oo u dhexeeya waddamo ama kooxo ka tirsan waddan ayaa sidoo kale laga yaabaa inuu u beddelo iskahorimaadka sheeko-warbaahineed. Sheekadu waxay kordhin kartaa xiisadaha ama waxay ilaalin kartaa xaaladaha nabadda.

Marka laga hadlayo tabinta iyo wargelinta dadweynaha, idaacadaha waxay qaabeeyaan ra’yiga dadweynaha waxayna dejiyaan sheeko saameyn ku yeelan karta xaaladaha gudaha iyo kuwa caalamiga ah iyo hababka go’aan qaadashada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here