Dunida oo Maanta laga xusayo Maalinta kansarka Aduunka.

0
297

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Maalinta Kansarka Adduunka ayaa ah hindisaha keliya ee adduunka ee ku midoobi kara la dagaallanka kansarka adduunka, Waxaa xuska Maalintaa La qabtaa sannad kasta 4-ta Febraayo.

Ujeedada Maalinta kansarka aduunka looga dan leeyahay ayaa ah in lagu badbaadiyo malaayiin qof iyo sidii looga hortagi lahaa sanad walba iyadoo kor loo qaadaayo wacyiga iyo aqoonta ku saabsan cudurka kansarka, iyo in dowladaha iyo shakhsiyaadka adduunka ay cadaadis saaraan sidii wax looga qaban lahaa cudurka.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here