Dunida Oo Maanta Laga Xusayo Maalinta Haweenka Aduunka.

0
57

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Maalinta caalamiga ah ee haweenka ayaa la xusaa sanad walba 8-da Maarso, hase ahaatee mowduuca ololaha caalamiga ah ayaa socda sanadka oo dhan si loo dhiirigaliyo waxqabadka,Maalinta Haweenka ayaa soo jirtay ilaa 1911-kii, sidaa darteed qof kasta meel kasta oo uu joogo waxa uu ka qayb qaadan karaa caawinta samaynta sinnaanta haweenka.

Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka waxaa taageera hay’ado, kooxo, dawlado iyo shakhsiyaad caalami ah oo ay ka go’an tahay in dunidu si siman u yeelato.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here