Dunida Oo Maanta Laga Xusayo Maalinta Duurjoogta Aduunka.

0
305

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Balaayiin dad ah oo ku nool wadamada horumaray iyo kuwa soo korayaba, ayaa maalin walba ka faa’iidaysta u adeegsiga noocyada duurjoogta ah sida  cuntada, tamarta, agabka, dawooyinka,

Duur joogta Soomaaliya waxay ka mid tahay kuwa ugu qanisan ee kala jaadka iyo noocyo badan leh taasi oo la xiriita Juqraafiga Soomaaliya, sida cimilada, degaanka iyo jawiga.

Intaas waxaa dheer, wadanka Soomaaliya waxay hooy u tahay tiro badan oo shimbiro kala nooc ah, kuwasi oo ku dhaqan xeebaha, buuraha iyo gayiga kala gedisan. Sida lagu sheegay tiro koob caalami ah, Soomaaliya waxaa ku nool ilaa 727 nooc oo shimbiro ah, iyo wax ka badan 177 nooc oo xayawaan naasley ah. Yaxaaska ayaa caan ku ah koonfurta Soomaaliya.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here