Dunida Oo Maanta Laga Xusayo Maalinta Cagaarshowga Adduunka

0
188

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Cudurka Cagaarshowga waa cudur dhibaato weyn ku haya bulshada Caalamka ku dhaqan , sidaas darteed sanad kasta 28 July waxaa loo asteeyay maalinta cagaarshowga aduunka (World Hepatitis Day) si bulshada caalamka loogu wacyi galiyo qatarta iyo ka hortaga cudurkaan halista ah oo sida aamusan dadka u dila (Silent Killer). Hal-ku-dhigga sanadkaan 2022 waa “Inaan la sugin oo la ciribtiro cagaarshowga “Hepatitis Can’t Wait”.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here