Dunida Oo Maanta Laga Xusayo Maalinta Caalamiga ah Tubaakada Lagu diidayo

0
134

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Sanad walbo 31 bisha May hay’adda Caafimaadka Aduunka (WHO) iyo hormuudka hay’addaha caafimaadka dadweynaha waxay qabtaan kulan looga hadlaayo maalinta caalamiga ah ee Tubaakada lagu diidayo.

Hal ku dhiga sanadkan wuxuu yahay “Uma baahnin tubaako ee waxaan u baahanahay raashin”

Ujeedka sanadkan wuxuu yahay inaan dhiiri galino sarrrena u qaadno wax soo saarka dallaga sidoo kalena beeraleeyda tubaakada beerato laga wacyi galiyo sidii ay dalagyo kale u abuuran lahaayeen oo nafaqo iyo nacfi laga helaayo.

Sida WHO shaaca ka qaaday 125 dal ayaa tubaakada dalag ahaan u beertaan waxayna dhul ahaan adeegsadaan dalalkaas 4 milyan oo hektar xili haatan war qabo raashiin yarida caalamka ka jirto tan iyo saameyntii karoonaha iyo dagaalka Ukraine ka socdo.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muqtaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here