Dunida Oo Maanta Laga Xusayo Maalinta Caalamiga ah ee Qaxootiga Aduunka.

0
92

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maalinta Qaxootiga Aduunka oo ah maalinta caalamiga ah ee la xurmeeyo dadka lagu qasbay inay qaxaan guryahooda, magaalooyinkooda iyo dalkooda taas oo ay Qaramadda Midoobay u asteeysay maalin caalami ah markii ugu horeysay 2001 bishii June.

Maalinta Qaxootiga Adduunka waa maalin caalami ah oo ay Qaramada Midoobay u asteysay in lagu maamuuso qaxootiga adduunka oo dhan. Waxaa sanad walba la xusaa 20-ka June si dadka lagu qasbay inay ka cararaan dalkooda hooyo si ay uga baxsadaan colaad ama cadaadis ama gaajo.

Maalinta Qaxootiga Adduunka waxaa xooga lagu saaraa u doodida xuquuqda, horumarinta baahiyaha iyo rumeeynta riyooyinka qaxootiga, iyadoo gacan ka geysaneysanaayn dhammaan deeq bixiyayaasha caalamiga ah.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here