Dumarka Ku Nool Degmada Bardaale Ee Gobolka Bay oo Aas aasay Goob Lagu Barto farshaxanka

0
238

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Degmada berdaale ee gobolka baay oo Kamid ah Shanta Degmo ee Gobolka Bay ayaa  laga Hirgiliyay Xarun Lagu Barto farshaxanka  looguna  magacaabo Amiira kaasi oo lagu barto farshaxanka noyadiisa kale duwan waxaana wax ku bartaan Inku badan  labo boqal  oo haween ah kuwaasi oo ka kala yimid Afarta Xaafadood ee Degmada berdaale .

Farshaxanka Amiira waxyabaha lagu barto ayaa waxaa ka mid ah Afsoomaliga Xisaabta English .sida ilaan saarka tulista xarqaanka sameynta saliyada sameynta dambiisha ay ku adeegtaan haweenka iyo waxyaabo kale oo fara badan.

Uga horeen Xamiido Xuseen Sheekh Waa maamulaha farshaxanka amiira waxaa  sharaxaad ka bixisay  waxyabaha lagu barto goobtaani iyo Cida ka taageerto maadaama Haweenka Halkaas Wax Lagu baro Laba boqo kabadan yihiin Hadii Itaal koodu ku filanyahay farshaxanka ay gudoomiye ka tahay.

Warkan waxaa noo heysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here