Dumarka Ka Ganacsada Suuqa Xoolaha Ee Magaalada Baydhabo Oo Ka Warbixiyay Sida ay Shaqadaasi Nolosha Reerkooda Uga Maareeyaan.

0
324

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Haweenka Baydhabo waa kuwo dadaal weyn ugu jira horumarinta qoysaskooda iyagoo raba in ay Daboolaan baahida nololeed ee reerka ka jira.

Waxaan Booqasha ku tagay seylada xoolaha ee magaalada Baydhabo halkaasi oo aan kula kulmay tiro haween ah oo nolol maalmeedka qoyskooda halkaas ugu xamaasha, waa kuwan qaarkood oo idaacada Arlaadi u waramay ayaa sheegey iney ku faraxsan yihiin howlaha shaqo ee ay hayaan.

Warkan waxaa inoo haysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here